Dhaqtar ku xeel dheer Qaliinada lafaha iyo kabistooda oo imaanaya Isbitaalka Kalkaal

Kalkaal speciality hospital oo kamid ah xarumaha Caafimaad ee kuyaala Muqdisho ,waxa uu bulshada Soomaaliyeed ogeysiinayaa in Isbitaalka uu iman doono dhaqtar u dhashay dalka Hindiya kaa oo fulin doono adeegyo caafimaad oo dalka dibadiisa loo aadi jiray. Isbitaalka Kalkaal oo looga bartay in dalka keeno dhaqaatiir xirfad sare ah ayaa markan bulshada Soomaaliyeed dalka … Continue reading Dhaqtar ku xeel dheer Qaliinada lafaha iyo kabistooda oo imaanaya Isbitaalka Kalkaal